Dhaqtar caan ah oo caawa lagu dilay Kismaayo & faahfaahino ka soo baxaya

Kooxo hubeysan ayaa caawa magaalada Kismaayo ku dilay dhaqtar caan ah oo la oran jiray Dr. Yuusuf Axmed (Yuusuf yare). Dableyda fulisay ayaa dhaqtarka ugu galay xaruntiisa Caafimaad oo ku taalla xaafada Via Afmadow ee magaalada Kismaayo halkaasoo ay ka dibna ku dhex dileen sida dad goob joogayaal ah warbaahinta u sheegeen. Wararka ayaa sheegaya … Continue reading Dhaqtar caan ah oo caawa lagu dilay Kismaayo & faahfaahino ka soo baxaya